VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baal dhigayaa - Lyrics

sidii biyo dahab midaan quruxeey bogsiiya dhayaa qalbiga baantay bu'dii arag naftayda badhee bogayga adaa jacylka baray ku beeray wadanaha xubigan baahay dartaa boholyoway kuna baadsheey baraha farxadiyo bilaha noloshaaay miyaan baxsaneey beledka ruux kale ku baal dhigayaa sidii ubax baxay midii aan u bogaay iboodiya kaan dataan bakhdataay bilaha nolosha ibaahi tiraay adaa beerkiyo ku nool beledka cishqiga ku boqolaal ku baabayb kasha in iyo qalbigayga boos ka dhistee baraha farxadiyo bilaha noloshaaay miyaan baxsaneey beledka ruux kale ku baal dhigayaa
Queue is empty
-- / --