VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ila bogo - Lyrics

ila bogo halku dhuxulyowdaye ila bogo dartaa u basaastaye ila bogo baxnaano siistaye ila bogo bal daawo naftayda ila bogo naftaada u baahan ila bogo dareenka ku hayaa ila bogo xubiga ku haaya ila bogo bilaahi jacaylka ila bogo busaydiyo caashaq ila bogo bogayga hamuunta ila bogo siyaado u kooban ila bogo kalku basaataye ila bogo intay ubax baar cas ila bogo intay daarta u beertay ila bogo hadaad been moday ila bogo biishman erayo dhan ila bogo burtee magacaaga ila bogo badiba ku hadaaqa ila bogo bilaahi jacaylka ila bogo busaydiyo caashaq ila bogo bogayga hamuunta ila bogo siyaado u kooban
Queue is empty
-- / --