VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaalay - Lyrics

kalgacaylka anigaa keena ana kaama tagayee kaalay kuusoo noqday kalaay hadii aad u kali tahay koonka kaasoo arkee kowdhe xisna odhan koofka ugu oolido kalinimadu waa naafee kalgacaylka anigaa keena ana kaama tagayee kaalay kuuusoo noqdee xubi kaalay mado xumaanta hay karine kasbashada cishiqi gali waaan kugu gafee xubi kaalay kuu soo noqdee kalgacaylka anigaa keeena ana kaama tagayee kaaha kuusoo noqdee kaalay qalbi aad ku kali tahay koonka kaasoo arkay kowdhee haysna odhan koofka uma ronido kalinimadu waa naafee kalgacaylka anigaa keeena ana kaama tagayee kaaha kuusoo noqdee xubi kaalay bado xumaantana hay kaynin kasbashada cishqi kali kobnidee waana kugu gafee kaalay xubi kaalay kuusoo noqdee
Queue is empty
-- / --