Makhluuqani bal daya
Muunadani bal dayaa
Indhihii mar dayey
Mulkiyay bal dayaa
X2

Ana baal markiyo mar–
Uun eegistii ayaan
Maan kacee quraysh
Maanta iyo mudo nool
Miyaa x2

Afka eray maroo ku
Munaasiboo muga
Aan idhaah maba
Ii ehee bal maxaan
Idhaah sida ruux
Lamaray ma'ooyaa
Dartee x2

Meeqaam layda daya
Milgo wacan bal daya
Mar qofkii dhugtaa
Ku mahadsha daya
X2

Yartan muuq samaan
Mashquul galisay badi
Dareen igu martee
Masaal xuural cayn
Laga xulay miyaaa
Ubax mudhay miyaa
X2

Afka eray maroo ku
Munaasiboo muga
Aan idhaah maba
Ii ehee bal maxaan
Idhaah sida ruux
Lamaray ma'ooyaa
Dartee x2

Exit mobile version