VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muran aadmi - Lyrics

isma dhaafka aduunyo waligay ma idlaado ilaa xaawo iyo aadan muran aadmi ma waaye eedan talo dhexdeeniyo asaraarkiyo dooga cishqigaynu abuurnay marna een uma yeesho lamaana isku ooman is khilaafku imido waa aas nololeede inagoo isku duuban aynu dhowrno jacaylka kolka ay indhahaygu ay arkayaan indhahaaga dhibkastoy igu oogan ilmadaaba dubeyse in kastoon nacab caashaq ibtileeyay jacaylka labadii is adeeca arinkoodu ma wiiqo lamaana isku ooman is khilaafku imido waa aas nololeede inagoo isku duuban aynu dhowrno jacaylka
Queue is empty
-- / --