VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Oontira - Lyrics

sidii aar doogsare quruxeey sidii ubax baxay carfo udugey sidii gu i furay oontira nasiyaay aqoon badaneey ogol badaneey amaan badaneey ayaan badaneey asluub badaney anshax badaneey nafu naftay aadmi ka aamintaay sahraan iyo aayaadanii daayoo miyaan midhihd qudha kaa ooli ka rayaa sidii oogmo shidan eegmo quruxeey sidii ileys baxay indhadeeq aay sidiii aagmotami arwaax dejiyaay sidii awliyaay indheer garatooy amaan badaneey akhlaaq badaneey odhaah wacaneey erey wacaneey jawi sanuunkaay farxad abuuraay naftu naftay aadmi ka aamintayeey
Queue is empty
-- / --