Heesta Sheekada - Lyrics
Dadbaa shar kuu fooganoo
Intay shushubaan badhxoo
Shaydaan qalabka u sidee
sheekada haynaga fogeyn
Dadbaa shar kuu fooganoo
Intay shushubaan badhxoo
Shaydaan qalabka u sidee
sheekada haynaga fogeyn
Ha noqon ruux loo shirtago
La shiisho halka u nugul
La sheexdo sirtuu lahaa
La shaaciyo waa dambana
La shaaciyo waa dambana
Sheekada haynaga fogeyn
Ha noqon ruux loo shirtago
La shiisho halka u nugul
La sheexdo sirtuu lahaa
La shaaciyo waa dambana
La shaaciyo waa dambana
Sheekada haynaga fogeyn
Ha shuufin qofkii ku jecelee
Shib ka dheh
Ha sheegin xumaatadiisee
Sharafi ku shaafi wanaag
dhankaagoo sheekadu
Shikhsiyadaaday u
wacantee sheeko
Ha shuufin qofkii ku jecelee
Shib ka dheh
Ha sheegin xumaatadiisee
Sharafi ku shaafi wanaag
dhankaagoo sharkadu
Shikhsiyadaaday u
wacantee sheeko
Ha shuufin qofkii ku jecelee
Shib ka dheh
Ha sheegin xumaatadiisee
Sharafi ku shaafi wanaag
dhankaagoo sheekadu
Shikhsiyadaaday u
wacantee sheeko
Ha shuufin qofkii ku jecelee
Shib ka dheh
Ha sheegin xumaatadiisee
Sharafi ku shaafi wanaag
dhankaagoo sheekadu
Shikhsiyadaaday u
wacantee sheeko