VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xal uyeel - Lyrics

xad u yeel xanuunkeyga u xaniban dareenkaaga ku xisaabtan dhiigayga u xidhxidhan dhankaaga xubi sii xasuustayda ku xajiintaydaruxdaada ku xusnow quluubtayda xakastaba ku raad caysa wakhti sii xalaasheena ku midayna xaalkeena axdigana xisaabtiisa ku ilaali xididkena xog ka yeel xidhiidhkaya u xaraashan eraygaaga ku xafitan garabkayga u istaag xurmayntayda qalbigan ku xiseeya kaa xushay asaagaba ku qornow xiskiyo laabta markastaba xadroonaaya
Queue is empty
-- / --