Heesta Xanxanta kaban - Lyrics
walee xalay tan helay
xanxanteeya sheekada
maxaan xiso kugu goay
ku xaanjamay jiifkii
kajin wayey juunki
marka soo xasuustaba
sida il xantooda
xaakim waa illahe
xadiiskan xajinaya
adna goysay xadigee
ina guni xisbaaye
ila xaawa ilbaa
xaasid loo ahaayo
loo bixi xalxalay
xabka lama astuure
xiska igu dhamaysee
kaabi kee horeysaa
sano kugu jajaama
xadiiskan xajinaya
adna goysay xadigee
ina guni xisbaaye