VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dowlad la aan waa dhib - Lyrics

midka dhuuni raacee dowlad nimo dhibaysoo dhac karee bidiisaa ayaa la idinka dhowrayaa dhaqan keena suubanee dhasha ku hagisteeda noqo kii ku dhiirada umad aan wax dhiganoo cadowgeeda u dhuumatoo gumac laysku dhiiboo astaan looga dhigayee dowlad li'i dhib weeyee somaalida dhamanteed labaatan iyo dheeraad kuwa dhoofayee tagay iyo kuwaan dhaqaaqin qaxar iyo dhibaatuu dhaxal koodu yahay kuu dhiibnay codkee ka dhaadhici beesha nabad cudurada loo dhintiyo jahligaa dib noodhigay cilmi ku dhererintiisii ayaa la idinka dhowrayaa ciidan dhamoo ka howl gala dhulka difaacidiisa noqo kii ku dhiirada dhagar qabe aan nixinoo calanka hoos udhigayaa kala dhantaala umadaa astaan looga dhigayee dowlad li'i dhib weeyee somaalida dhamanteed labaatan iyo dheeraad kuwa dhoofayee tagay iyo kuwaan dhaqaaqin qaxar iyo dhibaatuu dhaxal koodu yahay kuu dhiibnay codkee ka dhaadhici beesha nabad baahida dadkoo dhami deg deg loo dhameestiro u dhabar adeegid ayaa la idinka dhowrayaa dhibanaha iyo kan liitaba dhaqso kan caawinaaye noqo kii ku dhiirada shido aan dhamaan iyo dhaka faarkii hore baa qaran keenii dumiyoo astaan looga dhigayee dowlad li'i dhib weeyee somaalida dhamanteed labaatan iyo dheeraad kuwa dhoofayee tagay iyo kuwaan dhaqaaqin qaxar iyo dhibaatuu dhaxal koodu yahay kuu dhiibnay codkee ka dhaadhici beesha nabad dheefteeda dihinoo dheemanka iyo gaaska leh dhagar li'i agaasim ayaa la idinka dhowrayaa bada xeebta dhererka leh nuxur ka dhalaalin teeda noqo kii ku dhiirada keeda aan dhufees galin bulshadana dhibayn bay tiro dhiman ku sheegtaa soomaalay dhib weeyee hala dhaafa quursiga somaalida dhamanteed labaatan iyo dheeraad kuwa dhoofayee tagay iyo kuwaan dhaqaaqin qaxar iyo dhibaatuu dhaxal koodu yahay kuu dhiibnay codkee ka dhaadhici beesha nabad nabadeey nabadeey ka dhaadhici beesha nabad
Queue is empty
-- / --