VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gabaryahey daraadaa - Lyrics

sida godob caleenoo guubuhu ku hooroo gudcurku intuu miray dalag bixiyay kaymaha galow giyo ugaadhii yaab galisay heegadu ishu gulucda eegmada kalgacayl godlanayso marna ay gaagixin sidaan ahay gadaasoo ii galay jaceylooo gabadhyahay daraadaa ii goobay caashaqu gaaroodi hawdoo garagaraya geeduhu iyagoo gu wada jira garbaha isla dhaafeen bilicdooda gaarka way gaaxdayooo helay galool kiyo maraagana ubax guud kaga yaal shini gioobeysa timid sidan ahay gedaasoo ii galay jaceylooo gabadh yahay daraadaa igu goobey caashaqu
Queue is empty
-- / --