VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceylku maxuu i ciilay qiso dhab ah - Lyrics

jacaylku muxuu i ciilay intuuu cimrigay i dhaafshay muxuu cidlo ii faquuqay cishqigu cadiboo naftayda dartaa hodaneey cataabay intaad casarkii dhawaaqay maxaan cishihii ku raadshay hadaan curub yahay ku doortay hadaan kaa calmaday asaagaa oo ay ku cugatay naftaydu canaan ma lahee ogsoonow maxaan cawayskii ku doonay maxaan xubiga aan ciseeyay maxaan caashaqa daryeelay anigu caawiyoo daraada maxaan caynigaa ku dhaafshay oo aan cadho kaa ilaashay adiga cadawgaa dagaalay hadaan curub yahay ku doortay hadaan kaa calmaday asaagaa oo ay ku cugatay naftaydu canaan ma lahee ogsoonow
Queue is empty
-- / --