VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Marwo - Lyrics

jaceylkaagu sii dhaamayey maansheeyey dunidoo mawjado badiyo igu noqoy mahiigaan muuqaaga waqalkiyo miyirkaad udhalatiyo miisaanka socodkaa muxubada igu beeree midhahoo bislaadiyo adaa malabka shinida nafta uga macaan kaamaarmi maysoo nafta uga macaan marwadeyda noqotee maankaa baxay galooliyo milicsiga cadceedaa monodooda leedahoo maankayga qaadee mawlaha ku uumoo kaa moosey xumaha oo midabkaaga dahabkiyo qurux kugu manaystee midhahoo bislaadiyo adaa malabka shinida nafta uga macaan kaa maarmi maysoo nafta uga macaan marwadeyda noqoteee
Queue is empty
-- / --