VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubaxyahow magoolay - Lyrics

ubaxyahow magoolee ku milmaye laabtee muhashadadii muxibada la aantaa madagtiisa caashaqu xididada mu shaaxdoo mahad uma caweeyeee aan midownoo wada maalno caashaqee waa adi muraadkuye adiguna ha moogaan murugada jaceylbaa makaa igu kobcoysoo kaa maarmi maayoo sibaad iigu mudan tahoo xalaybaan mirtii dhexe maankayga timidoo nafta aanu muranee aan midownoo wada maalno caashaqee waaa adi muraadkuye adiguna ha moogaan
Queue is empty
-- / --