jaceylka adaa ibaray
im balaln bal liyoo
balad ka caawa tagoo
oo aan baadi goob galo
bulshadii bangeeloo
banka loo afuufaa
isu soo baxdooo
kaa baadi goobaa
barqo gugoo da ay
buuruhuu cilaadliyoo
raqo bari samad helay
balad ka laa s caanood
bar baartiyo hablha kacaey
ku bariistey dhaantada
baar caey ku meee
bil iyo labo
kalgaceylku kuma bao
isoo booqo basteybaan ahee
isoo booqo adaan kuu bukaaye
jaceylka adaay ibaray
dhabad inaan barqadii
gelis suurka baxo
laba baarcad dhigo
bulshadii fadhi garad iyo
baroortaydu gaadhaa
bariiidiyo salan
tilmaan buuxda igu raray
waxay bilic haldhaaley
ku bariisaneysa
cior baalaheediyo
gar weynoo lahyn baas
barqo arigtaadoo
baaar caseey bil khayr
bil iyo labo
kalgaceylku kuma ba o
dhiban baa ahoo
ilmada iga biii
dhiban baan ahooo
basteybaan ahee

Exit mobile version