VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gabar hala ii doono - Lyrics

gacaliyo xigaalo gabadh ha la iidono hooyo gacalo gabadh ha la ii doono guuraha habeenkii dadka wada gam'aan kaca gogoshiyo barkimo la diraraya hablihii laba go'iyo laba shaal garba saarka xidhan jiray hurdo aan wada xalaalo gayaankooda dhaqan kara geyigeenu leeyahay gabadh ha la ii doono somaliday is gargaara gabadh ha la ii doono ee la bixiyay yaradka geela gabadh ha la ii doono ganbalay markaan arkaa gubanaya gariiraya geesiga ka gas raduu i hayaa hablihii laba go'iyo laba shaal garba saarka xidhan jiray hurdo aan wada xalaalo gayaankooda dhaqan kara geyigeenu leeyahay gabadh ha la ii doono
Queue is empty
-- / --