VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta hees 2 - Lyrics

jubaland ii waa dhalatayee jidkii nolosha weeyoo waxa lagala jeeda labadii jubiyo gedo baa jamhuuriyad helayo jahligii waa laga baxay jaarkiiba walaala jaamici aqoon lahoo u jajaban waxqabadkeeda jecel nolosha iyo nabada doctor ducaale loo dortay jubaland hogaankeeda jubaland waa dhalatayee jidkii nolosha weeyo joogi maayo dibadaha bada jooga dheeriyo webiyadan jibaad leh jubaland leedahee dalxiis ugu jiraya jaamici aqoon lahoo u jajaban waxqabadkeeda jecel nolosha iyo nabada doctor ducaale loo dortay jubaland hogaankeeda
Queue is empty
-- / --