VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hooyo - Lyrics

inraada madaxa qalayiyo ruqda fooshu leedahay hooyo maamo adaa holaca karinayee habeenkii miridu kicinto hordada iyo jaqsiinta hooyo maamo miyan hilmaama halka aad ka maqantahay waalaga hayaama hoyga aad ku nooshahay waa lagu hirtaaye hooyo gacalo hooyo miyaan hilmaama halbowlaha wadnaha iyo hagayaasha dhiiga hooyo gacalo hubaashii iga taala halista igala dirirtaa akteeda igu barbarshaay hooyo gacalo hooyo miyan hilmaama halka aad ka maqantahay waalaga hayaama hoyga aad ku nooshahay waa lagu hirtaaye hooyo gacalo hooyo miyaan hilmaama haynigaa ma daala nabada irmaane hooyo gacalo rabi hodan ha kaa dhigo hanbeenkina dhalashada hanbalyaanu leenahay hooyo gacalo hanbalyanu lenahay halka aad ka maqantahay waalaga hayaama hoyga aad ku nooshahay waa lagu hirtaaye hooyo gacalo hooyo miyaan hilmaama
Queue is empty
-- / --