Heesta Mataan - Lyrics
inta maro xirataa dunidan
marwadii ugu saraysay
mumubayiyo inaad tahay
waaba ka mabsuuday
mataantayda kaliya
maalmihii adkaayiyio
mataantayda kaliya
maalmihii mugdiga
ila maamulaysiyo
isoo moodisa tahay
midigta isii aan mushaax tagne
nalkaa ii dhashegoo
intuu roob midhah helay
maxaan sugi warantaa
meelaha wacan dalxiisne
maqalkiyo araga u wacane
muhiimbad nafta u tahay
ku mahadiye ha moogan
malyan jeer ku jecliye
marla aragtid dumarkee
qurux lagu manaystee
marla aragtid dumarkee
sharaf laguu mariinay
maran iyo dhibaatiyo
rabigay mawdka kaa hay
midigta isii aan mushaax tagne
nalkaa ii dhashegoo
intuu roob midhah helay
maxaan sugi warantaa
meelaha wacan dalxiisne