VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raali ii noqo - Lyrics

hadaan ku riixo rago aduunyo rafaad kusoo badey danbaa ii runsheegta raali iinoqo awal wali iga rooneyd cirkana adigaa waday rafaadkibaa ku soo karay kaama raysanoo run kuuma sheegine raali iinoqo raxmadii nafteydaay raali iinoqo cirkaagan dhaqo oo noqo rajactuye raali iinoqo inan rafiiq loo raaxo kual dagoo ayaan rabaayee rabshadi dhamaatee raali iinqoo ragbaad kolisay anioo maqan ribic iiga celisaaa raali iga ahow kaama raysanoo run kuuma sheegine raali iinoqo raxmadii nafy=teydaay raali iinoqo rajactuye raali iinoqo
Queue is empty
-- / --