VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Baaba aweys mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Aamina Camaari
Baaba aweys

Binti Camaariyee
Bilicdaada yaa gaarikarayee
Bilaahi yaa gaari karaaye

Baaba aweyso burhaantaada
Been been ma aheenee
Bilaahi Been been Ma aheenee

Ma ka bexeysee banaadirkaay
Buurtooda bishaayee
Bilaahi buurtooda bishaayee

Bulugley calankaas
Weligiis ku balweeyaa
Bilaahi weligiis ku balweeyaa

Geesiyaa dhalee ee
Gunta waa taqaan
Garaadkeeda ween
Aa ku qarwaqsadee

Garabkiisiyaa
Guule iiga dhigee
Geeraaryaalihiis aa
Gacal loo qabaa

Maka gariirtee
Goobta waa ku gaardisaayee
Bilaahi waa ku gaardisaaye

Gaasi waayee
Guuxiisa waa lasoo gacloodaa
Walaahi waa la soo gacloodaa

Goosha libaaxey
Gambarkaagi gafi meyside
Bilaahi gambarkaagii gafi meyside

Geesi libaaxow
Guuxaagi yaa gaari karaaye
Billaahi yaa gaari karaayee

Geesi libaaxey
Gambarkaagi gafi meyside
bilaahi gambarkaagi gafi meyside

Geesi libaaxow
Garaadkaada yaa gaari karaaye
Walaahi yaa gaari karaayee

Geesiyaa dhalee
Gunta waa taqaan
Garaadkeeda weyn aan ku Garwaaqsadee

Garabkiisiyaa
Guula iiga dhigee
Geeriyaalihiis aa gacal loo qabaa

codkii Aamina Camaari, Aweys Qamiis