Barbaarta banaadir joogtee
Bakool iyo baladwaynee
Tan iyo Boosaaso iyo bari
Barbariyo beesha hargaysa

Badiyood wadankeena
inay beereeda tumaanoo
buraanburka iyo heesaha
Haa kabeebeeda ay baroodaan

Baala iyo jaas
Bariirida arooskiina
usoo banbaxeenee

Isiiy isiiy kaa helay
Labo qoray dhacay
Isiiy saytuun
Caano barax geel saytuun

Iida itaabatay
iida ku taabatay 🙂

Barlin baloonyo iyo italy
Mareekanka balaaran poland
Boroswaana iyo burundi
Eeshiyaanka oo idilkood

Badiyood wadankeena
inay beereeda tumaanoo
buraanburka iyo heesaha
Haa kabeebeeda ay baroodaan

Baala iyo jaas
Bariirida arooskiina
usoo banbaxeenee

Iida itaabatay
iida ku taabatay :

Exit mobile version