VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nacab - Lyrics

Niyaddu meeshey rabtaa qalibigu ku nagaday baa nolashu ey jeceshahoo naftaada u qaaliyee Waxaad ii tahay nasteexe nacabka aan uga gambado dhibaato ha ii nugleyn dhibaato ha ii nugleyn Beejka labaad: Dunidu waa duhurba nooc nafsina wuu beerayaa haddii nabarada jaceyl adiga aad nabad ka tahaye Naf baa sidataa ogoow noolaha adi kugu jecel dhibaato ha ii nugleyn dhibaato ha ii nugleyn Rag waa nacab iyo nasteexe midaa tahay lama ogee dhibaato ha ii nugleyn dhibaato ha ii nugleyn
Queue is empty
-- / --