VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa kula guuraaa - Lyrics

Aways Gooskaad iga gaartay An waan ku gaclooday Guuraan rabaayee Gaabsi kaama doonee Wada jir Garab isiiyee -- iguursee Gurigee imaawee - Waan kula guuraa Amina camari Makaa geed galaaye Anba waan gareeste Geesiyoo gadaasha Layma guurihaaye Waan ku gartee .. Hugaasleeyaa inaad igaclootay .. hugaasleeyaa Aways. Gabar hadii Gacalkaa galaayo Ha gaabnaatee Ha gaduudanatee Garab isiiyee --iguursee Gurigee imaawee - waan kula guuraa Amina camaari Ganiyaal hadii layla soo gacaloodee Gacalkee adi lee Gacantaada ku gooyhee Waan ku gartee .. Hugaasleeyaa inaad igaclootaye .. Hugaasleeyaa Aways Waa kuula go'aayee Geekaaga iga nuuji Wax kastoow Gaclootaan Gurigiina keenaa Garab isiiyee - iguursee Gurigee imaawee - waan kula guuraa Aamina camaari Gibilkee gibilkiisow makaa ganbahaayee godaan kula galaaye Guulo miihis yiraahdee Waan ku gartee .. inaad igaclootay .. Lyrics by Xamdi xiis i love to share with you guys
Queue is empty
-- / --