VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Damqasho - Lyrics

damqashada kalgacal danabtii ibadee damiirkaygu muhashada doondoonistiisii aan udaalanaa halistuu dhex dagay naftuu dayr ku xidhay iyo dabar biroo kuma dayn karee intaan la igu digan ama jacayl idilin dadaw dahab lamood karoonahaan jeclaa maad ila doonataan deeq iyo jacay kula daba socdoo inta wiil dadaa da ah adigaan ku doortoo naftu diiday ruuxkale dirir igu habsaday cishqi iga dawayn ayaa ila darsoo kuma dayn karee intaan la igu digan ama jacayl dilin dad ow dahablamood daroonahaan jeclaa maad ila doonataan
Queue is empty
-- / --