logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhambaal Jacayl Ft Kastan mp3 ahaan

Sawirka Aamina Dhool

Aamina Dhool

Fikradaada ka dhiibo heestan

Dhambaal Jacayl Ft Kastan lyrics

sida dhool guyoo da ay
ama dhibica roobaad
dhulkoo raysku qariyoo
markaad iidhawaaqdaba
waxa la iigu dheehaaba
dhabtii farxad aan dhamaanayn
qalbigaad ku dhigantoo
kaa dhowrsanmaayee
dhagahay maqalkoo
kali waxay dhagaystaan
dhamoy adiga weeyaan
sida dhaqanka xoolaha
ama dheeha geeloo
dhul barwaaqa ah joogta
kaftan la isku dhiibiyo
dheel iyo ciyaariyo
dhayal maaha caashaqu
wadnahayga dhufatood
kuma dhaafi karayee
dhaayahaygu dhugashada
dhabtii waxay arkayaan
dhooley adiga weeyaan
Lyrics by Masuul.com

sida tahay dhud xooleed
ama laama dhabiyaa
dhitaqaaya dheeftee
caashaqan idhaawacay
dhuuxiyo lafahiyo
halistuu udhaadhacay
qalbigaad ku dhigantoo
kaa dhawrsan maayee
dhagahay maqalkood
kali waxay dhagaystaan
dhamaoy adiga weeyaan

Wax hays ah kuma jiraan
-- / --