VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhoof - Lyrics

inkastoon aan dhoofoo meel aan dhawayniyo dhul shisheeya aan tagay wali waad igu dheertahoo dhana uguma leexan axdigaan dhiganoo jacaylkii dhexdeenee dhabta kaala igu qaboo dhinacana isaaroo aan dhadhamiyo naxariis dhaaxaan ku sugayee inkastoon dharaarahan dhaguhu maqalka mooyee dhaayuhu ku arkayn dhanka aad ka maqantay laydh aad uqabow iyo dhaxanbaa iga haysoo kuma dhaafi karayee dhabta kaalay igu qabo dhinaca isaaroo aan dhandhamiyo naxariis dhaaxaan ku sugayee
Queue is empty
-- / --