VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gabar gub - Lyrics

Gabar gub ayaan ahay Geed ubax leh baan ahay Geeska afrikaa gabar kula noolo Ku gooweesay waa aniga Dadka ruux garaad loo Samo kugu gargaaro Caashaqu ** **** Galabtaba hadaan Garabkaaga joogo Galad eeba weeyaan Gaar arooskiyo Geesigaan jeclaayo Gacanqaatka ii dhiib lyrics soon (qoraalka heestaan oo dhameestiran goor dhaw)
Queue is empty
-- / --