VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Halis jaceyl - Lyrics

waa halis jacayloo naftu kuu hilowdee goormaan haraadkiyo ka bogsoon hafeefada anba hurumarkeeniyo hadaar inaan wadaagnaa way ilahaboontee habkusoo dhe caashaqa hadimada jacaylkee inanyahow ku haysaa goormaynu hawl iyo ka bogsoon haleelada anba hurumarkeenii dantaa inaan haleelnaa way ilahaboontee ku hagoogo caashaqa waa hadal goboodee naftu ku hiranaysee goormaynu hawgiyo hiigsanay barwaaqada anba hurumarkeeniyo cadaad inaynu wadaagnaa way ila haboontee habkusoo dheh caashaqa way inoo hagaagtee kala hadhiba maynee goormaynu heeladu hooladeeda tumanaa amba hurumarkeenii danta inaynu haleelnaa way ila haboontee ku hagoogo caashaqa
Queue is empty
-- / --