VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ilwad - Lyrics

ayaantii horeetaan isha aan ku saaraa uurkayga qaadee iga qabo adiguunbaan ku tabayee idilkoon filkaagana aqoontaad wax dheertoo naftu ku ogolaatee waxa oori dhiqi kara reerna u arimin kara laguna aaminaa talo adigoo kaleetee aniguba ilwaydee aragaaga doono waa la ibaaroo jacaylkaagu amosbuu igalayee adaa aynigaa kacay udgoonay umadanoo naftu ku ogolaatee waxa oori noqon kara ubad daadahayn kara lagu aaminaa talo adigoo kaleetee dumar kala ayaan roon ragna kala abwaansane illaahii ikaabadaan habeen iyo aroor mahadinayaa ifka inoo ahaatee aakhirana waa janoo idamkii illaahay waxa oori dhiqi kara reer u arimin kara lagu aaminaa talo adigoo kaleetee dhulku kala amaanene ilihii nugaaleed oogada taleexiyo
Queue is empty
-- / --