VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sinyaalo - Lyrics

subartii haweenkay tii aan sugayaay sagal roob imaadiyo saxan saxo udgoonlay sabadada wadna iyo sidigtaydii ayaad tahee saatir mahadii weeyaan allahayow sidii roon soo runsii qalbigayada safaad aniga oon wadi sagal gaaxday aan noqon isa seegi maynee soo korol jacaylkii saqda habeenkii intaan wada siraataa siinyaalo bixiyaa alahayow sidii roon soo lunsii qalbigayaga sida laylkii iftaamshaay sahan iimaqnaayee saxar male dhaxdeeniyo isuu saafi baynu nahee sama iyo wanaagbaan iswaydaarsanaynaa waa riyadaan sugaynee allahayow sidii ron soo lunsii qalbiyaga subax wacan sidaad tahay samadu ay nabdoontahay sida loo jeclaystaa ana iila simantahee anuu waan ku sugayee adaa siisan waayee sahal yaanay kula noqon allahayow sidii roon soo sii lunsii qalbiyaga
Queue is empty
-- / --