VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Talantaali - Lyrics

inkastoon tumaatida toban sano hortood qabay taranyoo kalgacalkii wuu iga tanbadiyee waa tayo xumaan daran haday taako dhimantee toobiyaha qaadoo tusan aan ku waarnee talantaali caashaqa ma iskugu talaalnaa taadu waa sahaalee togog soo rogmadaynbaan tiinbaday dhexdoodoo aan ka toosi waayee anigoon ku tabayaan hadba kaa tagaayee taariikh xusuusliyo tiir adag ha yeeshee tabantaabi caashaqa tiro buuxda gaadhsii jacaylku toorsaday hadii uu tisqaaduu siduu iitaagsaday kuu taabtay adigan waa tamashliyo farax isku talo galkeeniyo isagoo turxoon iyo taahiyo xanuun qabin talantaali caashaqa ma iskugu talaalnaa taageero midigtiyo hadaan bidixdu taakulin tamar xalaadliyo xoog kuma tooge beeshee waxaan uga socdaaa taa ama toos uleeyahay sidaad ii tilmaantaad ana kuugu tolonee tabantaabi caashaqa tiro buuxda gaadhsii
Queue is empty
-- / --