Heesta Aragaaga jaceloo - Lyrics
adba udub dhexaadkiyo
intii aad wadnahiyo
is gaadhsiisay dhiigiyo
oontiraha beerkuu
olol iga baxaayoo
naftaydaa agtaadiyo
aragaaga jeceloo
indhahaa ku weheshada
idil waax yahaygiyo
adhaxdiyo laabtiyo
xubanaha laga edeegee
awoodayda fuliyaa
ku eexaysanaayoo
naftaydaa agtaadiyo
aragaaga jeceloo
indhaa ku weheshada