Heesta Ayaamahu - Lyrics
amba caashaqaagiyo
jacaylkaaga awgii
amraney ayaamuhu
midbay ii ahayeen
waxaad tahay aduunyada
aayahayga nolosha
qalbigaa ku aaminay
amba udub dhexaadkiyo
beerkiyo wadnihiyo
isgaadhsiinta dhiigiyo
oontiraha beerkuu
olol iga baxaayoo
naftayda agtaydiyo
aragaaga jeceloo
indhahaa ku weheshada