VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ciil - Lyrics

hadaanan ku cuslayn xagaaga cidlayn ciirsigay ana kaa calool go'ayeey ciilow ba' sidii geed ku yaal bankii giriyaad goonidu waa mid laygu talo galayeey ciilow ba' hadii tol laayahay ha la isku tagoo yarkii tagay taar haloo diroyeey ciilow ba' hedaydii gacanta ku haysaayoo hadhkaagay naftay ii hoostaaleey ciilow ba'
Queue is empty
-- / --