VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta gacalo hoyooy gacalo - Lyrics

gabyaaye gabyaaye googaa dadow garaaad baan la hadlayaa la hadlayaa garaad baan lahadlaya garaad baan la hadlayaa gadeenaasoo kaley geeduhuu naf uleeyihiin hadana waxa gaadhaye intaa laga goynayaa gar iyo dow kuma ahoo godobi meel yeelatee gafuur lahadlaan ku ool gudbaye waxan uga socdaa gabadhi waataan ahaa gayaankay way jacalaa markuu guur ii eekaa wataad iga laafatee gacalo hooyoy gacalo gacalo laba goor dhinte godkiyo iilka igu rida goohayo gahaayee gabal dhacay dadow gadaal.maw soo noqda intey goori goortahay alla fulow guuli kuu dhaw dahay hadii gabadh kula gudboon aqoon gaabnibaa gabtoo wanaagii kaa galbadoo goraya haad noqotayo gobiyo xaalkeed iswaa gudbaye waxan uga socdaa geerida waa loo dhashaa gunimo waa laga dhintaa gaf waakii laga dhintee goobtaa idinkaa idhigay gacalo hooyooy gacalo gacalo laba goor dhintee godiyo iilkaygu ridaa godiyo iilkaygu ridaa
Queue is empty
-- / --