VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Garad - Lyrics

gabyayeey gabyayeey googaa dadow garaadbaan lahadlayaa lahadlayaa garaadbaan lahadlayaa gadeenaasoo kalay geedihu naf uleeyihiin hadana waxa gaadhayee intaa laga goynayaa gar iyo daw maahoo godobi meel yeelatee gafuur lahadlaan ku ool gudaye waxaan uga socdaa gabadh waataan ahaa gayaankay waa jeclaa markuu kuu ii eekaa wataad i galaafatee gacal hooyooy gacalo gacalo laba goordhintee godkiyo iilka igu rida goohayeey gabal dhacay dadow gadaal ma usoo noqdaa intay goori goortahay ala fulow guuli kuu dhawdahay hadii talo ku gudboon aqoon gaab nimaa gabtoo wanaagii ka galbado goroyo haad noqotooo gob iyo xaalkeed is waa gudiye waxaan ugasocdaa geerida waa loo dhashaa gunimo waa laga dhintaa markuu guur ii eekaa waataad igalaafatee gacalo hooyooy gacalo gacalo laba goor dhintee godka iyo iilka ugu rida
Queue is empty
-- / --