VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hawaawi - Lyrics

xalaytaan hurdada ku hawaawiyoon hoy raaxo badan hebeloon jeclaa ubad ugu hayoon maantana guushaan hantiyay guushaan hantiyay ka haraadniyee hinqadaye ALLAHAYAW hubaal iiga yeel xalaytaan hurdada ku haloosiyoon hoodiyo nasiib ii hiiliyoo heer sare noqdoo maantana guushaan hantiyay
Queue is empty
-- / --