VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hooy raaxo badan 2 - Lyrics

xalaytaan hurdada ku hawaawiyoo hoy raaxo badan hebaloon jeclaa ubad ugu hayoo maantana gushaan guushaan hantiyay ka haraamiyee hinqadaye ALLAHYOW hubaal iiga yeel xalaytaan hurdada ku haloosiyoo hoodiyo nasiib ii hiiliyoo heer sare noqdoo maantana guushaan hantiyay ka haraadmiye hinqadaye ALLOW hubaal iiga yeel
Queue is empty
-- / --