VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hooy raaxo badan - Lyrics

xalaytaan hurdada ku hawaawiyoon hooy raaxo badan habeloon jeclaa ubad ugu hayoo maanta guushaan hantiyey guushaan hantiyey kaa raadiyee ku helee allahayow hubaal iiga yeel xalaytaan hurdada ku haloosiyoon hoodiyo nasiib ii hiiliyoon meelsare noqdoo maanta guushaan hantiyey guushaan hantiyey kaa raadiyee ku helee allahayow hubaal iiga yeel
Queue is empty
-- / --