VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceylka la hiigso - Lyrics

heblay quruxdaada hareerka kala cadayn kala soocan hanaankiyo jooga hubqaadka wanaagsan timaha hidilkooda haldhaaga lamoodo habkaad utaalay waan kuu hiloobay sidaan kuu helaayo usheeg hilinkeeda cabdow aragaaga hilowsiga gaaban hankaygu ka wayne nimaan hiyigaygu halkiisa lahaynin inaan la halmaalo habeen kuma seexan waxaanad helayne adoon ku halmaamin cidii kuu heelan jacaylka la hiigso taariikhda haweenka hadaanad hafraynin marbay kuu hirayne midbaan la halawday halkaad holinayso tixdii lahalmaala ano hubsan doona habkaad aad utaalo cidii kuu hilooda siduu kuu hilaayo usheeg hilinkeeda hawada ku la duushay hubsiimo la aanta halkaad isla joogto hilaaca dushiisa hoobaanta la saaray intaad u hilowday hirbeenaaad ka laacday waxaanad helayne adoo ku halmaamin cidii kuu hanwayn jacaylka la hiigso
Queue is empty
-- / --