VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta kii igu wacnaa - Lyrics

Caashaqu wad ii noqay Wadaduu imariyo siduu igu wacad furay Weli waa xasuusanahay Kii igu wacnaa lahaa Nafta wehel unoqon lahaa Hadaan ugu warami lahaa Isagoon iweediin.. Isha walacsigeediyo Waqtiga iyo nasiibakana midna igama weerin Hayeeshee wanaagii weli waan sugayaa Ruuxii waaya araga ah U adkeestay warankii Caashaqaan iweeray Inugleey waayahaan Wadeecada waxa ibaday Wax waasha iga dhagay Kii waxyahaygii iyo Wadanahyga noqon lahaa Isha walacsigeediyo Waqtiga iyo nasiibakana midna igama weerin Hayeeshee wanaagii weli waan sugayaa
Queue is empty
-- / --