VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Madheedhaale - Lyrics

sida laamaha looshaha ama laan madheedhloo lugbiyo ah ku taaloo intuu koor iilulay leegleeganaysaa hoobaan laliicdaadaaad quruxdeedii leedahood ana la iigukaa ladhay waxaan leeyahay markaan ladaan ku eegaba maliqdaa ma lagadaa luqutaabad sudhataa sidaad iigu lamaantahayeey ama iigu ligantahayeey labada naas dhexdeediyo laga kugu nanabayee aynu lagdamaynee waynu laacdamaynaynaa anoon laama doodin libdhadu soo baxdaaye markay laydhaadu iqabataba anigu adiga waxaan isleeyahay ma laashaaa malaashaa mise laqanyada la jiiftaaye
Queue is empty
-- / --