VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sanadyahow - Lyrics

nabi aadan cishidii caradaba lakeenoo ilamaa iyo caawadan cimrigiyo dharaaraha cidna looma hekinoo cisho qudha ma baaqan sanadyahow cusaybki i caamyahow jadiidki i curataye illaahey mid cawe le ha kaa dhigo ha kaa dhigo nimco caynba cayniyo nabad caano lagu dhamay noloshuna cudoontahay cirku daa im istaadhey naq cagaaran iyo doog laxdu naysha uga cido sanadyahow cusaybki i caamyahow jadiidki ihi curataye ilaahay mid cawo le hakaa dhigo sanad noqo caqiibe le sanad wada caruusyo ah cawlaalo badanaa cawlaadna gaalafadeeya niyad tahay cibaadadu cindigana mid laga yahay sanadyahow cusaybki ihi caamyahow jadiidki ihi curataye ilaahay mid cawo ha kaa dhigo
Queue is empty
-- / --