VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhadhami - Lyrics

anuunbaan dhalaan sidii ku doondoonayo dhaawac halista gaadhiyo dhibta kaa ilaashaa iguna dhamaysaye dharaar qudha ismaad odhan dhiniciisa soo eeg caashaqa dhadhami dhudiya ruuxii dhab kuu jecel dhibta looma quudhee sida ubax dhalaal badan dhaayahaygu kuu jecel wax dhantaala quruxdo dhagtu diido hay odhan dheemanti jacaylkaay sida sheekh cilmiga dhiga ayaan kuu dhagaystaa
Queue is empty
-- / --