VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Go doomey - Lyrics

gacalkii aan ahaynn adigaa gooyee galin cidlaa galab iiga guurtee gabalkii dhacyee guuraha habeen guri iima hayside go,doomay ani waan go,doomaye garab kaama haystee gabalkii dhacyee guuraha habeen guri iima hayside go,doomaye ani waan go,doomaye garab kaama haystee go,doomaayee garab kaama haystee gacalkii aan ahayn adigaa gooyee galin cidlaa galab iiga guurtee Lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --