logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hiddo & Dhaqan mp3 ahaan

Fikradaada ka dhiibo heestan

Hiddo & Dhaqan lyrics

DHAANTADU MAY DHIMAN DHULKANA KUMA DHICIN
DHAANTADU DHAQANKEENA WEEYAANEE
Lyrics by Masuul.com

DHARCADOO LADHAQIYO DHALAAN DHOORLABA
HIDIYO DHAQANKEENA WEEYAANEE

DHIGAHA LAGURIYO AQAL AAN DHISNAA
HIDDIYO DHAQANKEENA WEEYAANEE

DHAANTADU MAY DHIMAN DHULKANA KUMA DHICIN
DHAANTADU DHAQANKEENA WEEYAANEE

DHIILAHA LA LULEE SUBAGA DHALAYAA
HIDDIYO DHAQANKEENA WEEYAANEE

SOORYADA DHABTIYO MARTIDOO DHARAGTAA
HIDIYO DHAQANKEENA WEEYAANEE

DHAANTADU MAY DHIMAN DHULKANA KUMA DHICIN
DHAANTADU DHAQANKEENA WEEYAANEE

HABLAHA DHIGANIYO DHACLAHA AY WATAAN
HIDIYO DHAQANKEENA WEEYAANEE

DHAFARKA HABEEN AAN DHAMAANIYO
DHAANTADU DHEESHEENA WEEYAANEE

DHARCADOO LA DHAQIYO DHALAAN DHOORLABA
HIDIYO DHAQANKEENA WEEYAANEE

DHIILAHA LA LULEE SUBAGA DHALAYAA
HIDDIYO DHAQANKEENA WEEYAANEE

HABLAHA DHIGANIYO DHACLAHA AY WATAAN
HIDIYO DHAQANKEENA WEEYAANEE

DHAANTADU MAY DHIMAN DHULKANA KUMA DHICIN
DHAANTADU DHAQANKEENA WEEYAANEE

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --