VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xuralcayn - Lyrics

xariirtii janada iyo xuural cayntii dunidee xaawalayda oo idil XAAKINKII ILAAHAY miduu iiga xulayee xilahaygii noqotaay xubnaha jidhkaygiyo xididada halbawlaha xuubka sare wadnahaygiyo xulashadii naftaydaay xaaskaygii rumaadeey xaragada socodkiyo xubnahaaga kala dhilan quruxdaa xad dhaafka ah jaleecada xagaagay xiisaha kalgacalkaa xubi igu siyaadaaye sidaad ii xaq dhawrtaan ana kuu xushmeeyaa xidhiidhkii dhexdeenana xajiyoo ha sii dayn xaaskaygii rumaadeey
Queue is empty
-- / --