VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qaali - Lyrics

qunyar dhiga talaabada qaabkii haldhaayeey markaad saanta qaadaa laabtu ii qushuucdaa waa qalanja dumaroo rabi qaaya siiyee qurux lagu tilmaamo naftu qancisaad tahay qalbigaa ku raacoo qudhaydaa kuu irmaanoo qayrkaaga dhaaftee qaali yaa la tar tami kara xubnahaaga dhilan iyo dabcigaagan quman iyo qiimaha aad leedahay tira lagu qiyaasayn waa qureysh haweenoo qacdii aan jaleecaba qamuunyaa isaaqdoo jacaylbaan qadh qadhaya
Queue is empty
-- / --