VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sahra xaal qaado - Lyrics

hadii aad qandhooto ama aad qabow dartii jirku uu qarqarayoodoo miyaad qari kareysa sido kale qumaneey qufac iyo xanuun iyo qandho weye jaceyle miyaan qarin karayaa qilaafki dhexdeena iska iloow qiimey caashaqoo xaal qaado qalad qalad laguma saxo qaladki aan kaa galay qaali saamax nafteydoo ha ii qaban waxi hore xaal qaado sahraay xaal qaado hadii aad qalanjo qurux eebe ugu deeqay indhuhu ey qanciyaan miyaad qarin kareysa sidoo kale qumaney qisadii cilmi iyo hodan qeys iyo leyla jaceylkii miyan qarin karayaa qalaanqalki dhexdeena iska iloow niyadu ka quusan weyde xaal qaado qalad qalad laguma saxo qaladki aan kaa galay qaali saamax nafteydoo ha ii qaban waxi hore xaal qaado sahraay xaal qaado
Queue is empty
-- / --